Laacibkii Hore Ee Kooxaha Real Madrid Iyo Arsenal Mesut Ozil Ayaa Si Layaab Leh Kaga Jawaab Celiyay Suaal Uu Weydiyay Mid Kamid Ah Taageerayaashisa Suasha Layaabka ah Ee u Weydiyay Aya Waxay Udhigneed Sidaan
"Kawaran Kaso Garab Ciyaristadi 38Jirka Alnaser Ee Cristaino Ronaldo"
Mesut Ozil Ayaa Isagoo Qoslaya Wuxu Ku Jawaab Celiyay
"Aniga Kama Soo Garab Ciyaarin Ee Isaga Ayaa Iga Soo Garab Ciyaaray"
Jawaabtan oo Muran Badan Dhalisay aya Layaab Ku Noqotay Taagerayaal Badan oo Ronaldo iyo Ozil Taagera Iyadoo La Ogsoonyahay In Mesut Ozil iyo Ronaldo Ay Wada Joogeen Muddo Seddex Sano ah Gigada Bernabue Iyago Wada Ciyaray 147 Kulan Ozilna uu Ka Cawiyay Ronaldo Goolal Gaaraya 31 Gool Kaliya Waxa Kabadan Inta ay Kacawiyen Goolasha Ronaldo Benzema (47) iyo Gerath bale (32) Iyagoo Kuso Wada Guulestay Laliga, Copa Delrey,Spanish Super Cup